Wednesday, July 9, 2025

Afhayeenkii xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shaqada laga fariisiyay

Afhayeenkii Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/casiis Cabdi Xaaji Goobdoon ayaa la sheegay in shaqadii laga fariisiyay.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa la sheegay inuu amarka shaqada looga fariisiyay afhayeenka u soo mariyay Wasiiru Dawlaha Xafiiska Ra’iisul wasaaraha C/laahi Xaamud.

C/casiis Cabdi Goobdoon ayaa ahaa wiil da’ yar, waxaana sababta shaqada looga joojiyay la filayaa inay raacdo tallaabo kale oo afhayeen cusub loogu magacaabayo xukuumadda uu hogaamiyo Xasan Cali Kheyre.

Dowladda Farmaajo ayaa dhammaan xil ka qaadis ku wada mas’uuliyiintii hore iyadoo lagu bedelayo kuwo cusub, taasoo keentay in mas’uul kasta oo xil haya welwel soo food saaro.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON