Thursday, June 26, 2025

Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Amniga oo shaqada laga joojiyey iyo mid cusub oo la magacaabay

Qoraal kasoo baxay Wasiirka Amniga xukuumadda Somalia ayaa shaqadii looga farisiiyey agaasimihii guud ee Wasaaradda Amniga, iyadoo lagu magacaabay Agaasime KMG ah oo cusub.

Wasiirka Amniga Maxamud Abuukar Islow ayaa tallaabadan ku micneeyay in la dardar gelinayo howlaha Wasaaradda iyo in Golaha wasiirada ay baabi’iyeen jagada xoghayaha joogtada ah ee wasaaradaha dalka, waxaana shaqadii uu ka joojiyey Yuusuf Cali Maxamed, iyadoo xilka agaasimaha guud ee Wasaaradd Amniga loo magacaabay si KMG ah Axmed Cabdi (Kooshin).

HOOS KA AKHRISRO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON