Sunday, July 13, 2025

Ahlu suna oo magac cusub lasoo baxday & Sheekh Max’ed Shaakir oo ku hanjabay inay maamul cusub dhisayaan..

Qoraal kasoo baxay madaxii xukuumadda Ahlu suna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu eedeeyay dowladda Federaalka inay afduubatay Geedi-socodkii Dhismaha Galmudug, isla markaana dadka reer Galmudug ay marti ka noqdeen maamulkoodii.

Sheekha ayaa adeegsaday magaca DGGM/ASWJ oo ah magac cusub oo Ahlu suna la baxday, kaasoo ka dhigay Ahlu suna-da Dowlad Goboleedka Galmudug, wuxuuna sheegay in looga baxay heshiisyo fara badan oo dowladda Federaalka, basle ay faquuq siyaasadeed kala kulmeen dowladda Federaalka, wuxuuna ku hanajabay in haddii aysan dowlada Federaalka wax ka bedelin sida ay wax u wado ay Ahlu suna bilaabi doonto dhismaha Galmudug loo dhan yahay.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON