Monday, July 14, 2025

AKHRISO: Aqalka Sare oo shaaciyay Qodobadda Dastuuriga ah ee uu ku xadgudbay Madaxweyne Farmaajo

Guddoonka Aqalka Sare ayaa faafiyey qodobadda Dastuuriga ah ee uu ku xadgudbay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, kadib khudbadii uu ka jeediyey shalay Golaha Shacabka.

Qoraal uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa lagu faahfaahiyey qodobadda uu jebiyey Madaxweyne Farmaajo oo dhammaantood ka hadlaya awoodda Aqalka Sare, kuwaasoo kala ah: 55, 61. 71, iyo 89.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON