Tuesday, July 1, 2025

AKHRISO: Bayaan 10 Qodob ah oo ay soo saaren Xildhibaannada taageersan Madaxweyne Farmaajo

Xildhibaano maanta ku shiray magaalada Muqdisho ayaa soo saaray bayaan ka kooban 10 Qodob oo ku saabsan Mooshinka xil-ka-qaadista madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Xildhibaanada oo tiradooda lagu sheegay 135, isla markaana taageersan Madaxweynaha ayaa bayaankooda ku sheegay inay si hagar la’aan ah u taageersan yihiin madaxweyne Farmaajo, ayna yihiin aqlabiyadda Baarlamaanka.

HOOS KA AKHRISO BAYAANKA

Image may contain: text

Image may contain: text

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON