Shirar magaalada Gaalkacyo uga socday maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa laga soo saaray heshiis ka kooban 7 qodob oo laga gaaray magaalada Gaalkacyo.
Heshiiskan oo lagu tilmaamay afgarad ayaa waxaa ugu muhiimsan wada shaqeyn dhex marta labada maamul sidii xal looga gaari lahaa arrimaha la isku hay sida Daaqa iyo degaanada lagu muran yahay iyo ciidamo isku dhaf ah oo la sameynayo.
AKHRI QORAALKA