Saturday, July 19, 2025

AKHRISO: Imisa Musharax ayaa heysata Dhalasho Ajnabi ah..? (20 Musharax oo noqday laba-Baaraboorleyaal]

20 ka mida 24-ka musharax ee u taagan tartanka Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa heysta dhalasho ajnabi ah ama shisheeye.

Soomaaliya oo dagaaladii sokeeye ay keeneen inay malaayiin qof qaxooti noqdaan oo ku dhowaad 2 milyan oo Soomaali ah ay degan yihiin dalalka dibadda ayaanay suuragal ahayn in laga fuliyo sharciyadaha dalalka qaar loogu diido inay madaxweyne ka noqdaan qof heysta dhalasho dal kale ama qaba haweeney kasoo jeeda dal ajnabi ah.

Musharixiinta heysta dhalashada Jabuuti iyo Kenya waxaa la oran karaa waa kuwo u qaatay dhaqdhaqaaq arrimo safar ee aanay ahayn inta badan dad ku nool labadaas dal.


HOOS KA AKHRUSO LIISKA MUSHARIXIINTA MADAXWEYNAGA IYO DHALSHOOYINKA AY HEYSTAAN.

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON