Thursday, June 26, 2025

AKHRISO: Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya iyo Shuruudaha laga rabo musharixiinta

Guddiga Doorashada madaxweynaha ee ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay jadwalka doorashada madaxweynaha Soomaaliya.

Jadwalka ayaa waxaa ka muuqda in:

1 = Musharixiinta xilka madaxweynaha la diiwaan gelinayo 26-ka ilaa 29-ka Janaayo 2017.

2 = Dooda furan ee TV-ga waxay dhaceysaa 31 Janaayo 2017

3 = Khudbad jeedinta Musharixiinta ee Baarlamaanka 2-5 Febraayo 2017

4 = Doorashada madaxweynaha waxay dhaceysaa Arbacadda 8-da Febraayo 2017.

HOOS KA AKHRI JADWALKA

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON