Monday, June 23, 2025

AKHRISO: Kooxda Alshabaab oo shaaciyey magaca & Beesha Is-miidaamiyihii isku qarxiyey Isgoyska KM 0 ee Muqdisho

Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay magaca iyo beesha uu ka soo jeeedo is-miidaamiyihii isku qarxiyey isgoyska KM 0 oo u dhow xarunta NISA ee magaalada Muqdisho.

Warbaahinta Alshabaab ee Idaacadda Andalus ayaa baahisay barnaamij gaar ah oo ku saabsanaa weeraradii jimcaha lagu qaaday magaalada Muqdisho, oo lala beegsaday madaxtooyada iyo xarunta NISA.

Alshabaab ayaa sheegtay in ninkaasi lagu magacaabi jiray  Cabdullaahi sheekh Aadan Sheekh Axmed Guure oo Ku magac dheer( Cadiyatullaah) isagoo ka jeeda beesha Mareexaan ee degto gobolka Gedo oo ah beesha madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo kasoo jeedo.

Ad

Ninkan oo wareysi lala yeeshay ayaa sheegay inuu is-miidaaminta u sameynayo inuu Alle ugu dhawaado, isla markana uu kula dirirayo Gaalada dalka ku soo duushay iyo dowladda dabadhilifka u ah sida uu yiri.

Alshabaab ayaa inta badan faafiya muuqaalada, wereysiyo iyo dardaran laga qaado xubnaha ka tirsan ee fuliya weerarrada is-miidaaminta.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON