Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa dacwad ku soo oogay madax iyo saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Xubnaha dacwadan laga gudbiyay madaxdan ayaa waxaa shaaciyey guddoomiyaha Xisbiga Wadajir ee C/raxmaan C/shakuur uu leeyahay, waxaana lagu heystaa weerarka 17-kii December 2017  lagu qaaday Guriga C/raxmaan C/shakuur.

MAGACYADA C/RAXMAAN C/SHAKUUR SOO DACWADEEYAY WAXAA KA MIDA:

1- Dr. Axmed Cali Daahir -Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka

2-  Fahad Yaasiin Xaaji Daahir – Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya

 

3- C/qaadir Maxamed Nuur Jaamac – Kusimaha Agaasimaha Nabadsugidda Soomaliya.

4- Saadaq Cumar Xasan – Taliyaha Nabad Sugida Gobolka Banaadir

5 – C/Xakiin Nuur Ciise – Sarkaal NISA u qaabilsan arrimaha dibadda

6-  Yaasiin Ganeey iyo Faarax Maxamuud Qaaroole oo ka tirsan Saraakiisha NISA.