Tuesday, January 26, 2021

Fahad Yaasiin

XOG: Shan Xaqiiqo oo ku saabsan Ciidamada Dowladda Somaliya tababarka ugu dirtay dalka Eritrea

Ciidamada dowladda Soomaaliya tababarka ugu dirtay dalka Eritrea waxay arrintooda soo bilaabatay sanadkii 2019, waxayna ahayd mid qarsoodi ah oo aan la mid ahayn,...

C/llaahi Goodax: “Ma jirto khiyaano Qaran oo ka weyn, waana arrin aan looga hari doonin Fahad & Farmaajo”

Wasiirkii hore ee Waxbarashada C/llaahi Goodax Barre ayaa si Kulul ugu eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Taliyaha Hay'adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA...

XOG: Maxaa kasoo baxay kulankii Madaxweyne Farmaajo, Fahad Yaasiin, Qoorqoor iyo Lafta-gareen..?

Waxaa xalay xarunta Madaxtooyada kulan gaara ku dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya, Ra'iisal wasaaraha, Agaasimaha Hay'adda NISA, Madaxweynayaasha Galmudug iyo K/Galbeed, kaasoo looga hadlayey xaaladda...

Musharax Mustaf Dhuxulow: “Farmaajo iyo Fahad laguma aamini karo dalkan, waana in laga tashadaa”

Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa faahfaahin ka bixiyey xaflad lagu taageerayay musharaxnimadiisa ciidamada dowladda ay hosr istaageen maanta, isagoo sheegay...

Xasan Sheekh oo si Qayaxan uga hadlay kaalinta Fahad Yaasiin ku leeyahay burburinta Dowladnimada

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, haddana ah musharax u taagan xilka Madaxweynaha ayaa ku eedeeyay Agaasimaha Hay'adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji inuu...

Taliyaha Sirdoonka Talyaaniga oo Muqdisho kulan kula yeeshay Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin

Taliyaha Sirdoonka Talyaaniga ayaa magaalada Muqidsho kula kulmay dhiggiisa Soomaaliya, kadib socdaal rasmi ah oo uu maanta caasimadda Soomaaliya ku tegay. Qoraal ay faafisay Hay'adda...

C/raxmaan C/shakuur oo weerarkii ugu cuslaa ku qaaday Fahad Yaasiin (Akhriso War laga laga soo xigtay)

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa weerar culus oo afka ah ku qaaday Agaasimaha Hay'adda Nabadsugigga iyo Sirdoonka ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. "Haddii aad...

C/raxman C/shakuur: “Labada Guddi Doorasho ee Hirshabele iyo Galmudug waa xubno ka tirsan Hay’adda NISA”

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in Guddiyada Doorashada ee Hirshabeele iyo Galmudug ay intooda badan yihiin xubno ka tirsan Hay'adda Nabadsugidda ee NISA. "Inta...

Doorashada Hirshabeelle: Danta Villa Somaliya, Damaca Cali Guudlaawe iyo Doorka Waare..? (Warbixin)

Maamulka Hirshabelle ayaa waqtigiisu gabogabo yahay, iyadoo aysan muuqan doorasho xilligeeda ku dhici doonta oo maamulkaasi aadayo markii uu shalay madaxweyne Maxamed Cabdi Waare...

Farmaajo, C/weli Muudey, Fahad Yaasiin & Mahdi Guuleed oo iska kaashanaya Qorshe ka dhan Beelaha Muqdisho

Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa shaaciyay inuu socdo qorshe lagu beegsanayo xilalkana looga qaadayo saraakiil ciidan, Shaqaale rayid ah iyo kuwa garsoorka...

C/raxmaan C/shakur: “Maxaa Ra’iisal wasaare looga baahan yahay mar haddii uu hawlahan hayo Taliyaha NISA?!”

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si toos ah u iftiimiyey doorka uu qaadanayo Taliyaha Hay'adda Nabadsugidda Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, isagoo ku tilmaamay inuu...

XOG: Madaxweyne Farmaajo & Agaasimaha NISA oo Qorshe halis ah u dejiyey Doorashada Hishabeelle

Iyadoo ay oo dhowaatay Doorashada Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa soo baxaya qorshe Doorasho oo madaxweyne Farmaajo ka damacsan yahay Maamulkaasi, kaasoo fulintiisa loo xil...

WARARKII MAANTA

error: Content is protected !!