Madaxweynaha Puntland ayaa 20 xubnood oo isugu jira siyaasiyiin, xubno ka tirsanaa urarada bulshada iyo qurbe joog u soo sharxay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Haddana waxaa halkan idinku soo gudbineynaa xubnaha la soo sharxday iyo beelaha ay ka soo jeedaan:
- Kursiga Beesha Cismaan Maxamuud waxaa ku loolamaya:
Cumar cabdirashiid
& Aamina Aadan C/llaahi
2. Kursiga Beesha Cumar Maxamuud waxaa ku loolamaya:
Yaasiin Cabdi Seed
& Seynab Xaashi Biixi
3. Kursiga Beesha Ciise Maxamuud waxaa ku loolamaya:
Cabdiraxmaan Maxamed Faroole
& Cabdimahdi Abshir Cusmaan
4. Kursiga Beesha Warsangeli waxaa ku loolamaya:
Siciido Xassan Cismaan
Axmed Maxmaud Cabulle Tigaana,
Siciid Maxamuud Aadan
& Maxamed Maxamuud Bile.
5. Kursiga Beesha Dhulbahante waxaa ku loolamaya:
Hodan Maxamuud Cismaan,
Axmed Maxamed Maxamuud
Caydiid Saleebaan Xaashi
& Axmed Maxamuud Faarax.
6. Kursiga Beesha Dishiishe waxaa ku tartamaya:
Abdirisaaq Cusmaan Xasan Jurrile
iyo Hodan Ismaaciil Cilmi
7. Kursiga Beesha Cali Saleebeen waxaa ku loolamaya:
Maxamuud Axmed Maxamuud
iyo Faadumo Siciid Maxamed
8. Kursi laga dhaxeysiisyay Beelaha C/raxiim iyo Dir waxaa ku loolamaya:
Mahad Cabdale Cawad
& Maxamed Siciid Xirsi Morgan
9. Kursiga dhex yaala beelaha Awrtable, Reer Maxamuud iyo Wabeeneeye waxaa ku tartamaya:
Mahad Daahir Sheekh Nuur
Cabduqaadir Shaaciye
Cabdixakiin Axmed Xaashi
10. Kursiga Beesha Leelkass waxaa ku tartamaya:
Cali Ismaaciil Cabdi Giir
Shukri Cabdulaahi Maxamuud
iyo Faraxaan Cali Xuseen
11. Kursiga Beesha waxaa ku tartamaya:
Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere, Faarax Cawad, Siciid Maxamuud Cali.