Wednesday, August 6, 2025

AKHRISO: Liiska Xildhibaanada Aqalka Sare ee laga soo doortay Galmudug [SAWIRRO]

Doorashadii Cadaado ee xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaliya ayaa weli ka socota halkaasi ayaanu idin soo gudbineynaa xildhibaanada la doortay ee ka mid noqonaya Aqalka Sare.

Xildhibaankii ugu horeeyay ee la doortay ayaa noqday:

  1. Abshir Axmed Maxamuud -Bukhaari- (Akhri Qaabka loo doortay) wuxuuna ku guuleystay kursigii Beesha Saleebaan H/Gidir.Bukhaari
  2. Xildhibaankii labaad ee Aqalka Sare loo doorto ayaa noqday: Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo ku guuleystay kursigii Beesha Sacad.
qeybdiid

3. Xildhibaankii Saddexaad ee Aqalka Sare  ayaa waxaa ku guuleystay Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhegdheer) oo ku guuleystay Kursigii Beesha Murusade.

dhag-dheer

4. Xidhibaan Yuusuf Geelle Ugaas ayaa isna ku guuleystay kursiga Aqalka Sare ee Beesha Duduble.

geelle

5. Samsam Daahir Maxamuud ayaa si toos ah ugu soo baxday oo hantisay kursiga Beesha Waceysle ee Aqalka sare kadib markii uu tartanka ka baxay Khaliif C/qaadir Macalin Nuur oo la tartami lahaa.

789

Saddexda Xildhibaan ee harsan ayaa la sheegay in la dooranayo maalinta beri ah iyadoo doorashada aya maanta ku dhacday si nabadgelyo ah oo heer sare ah.

aqalka-sare-galmudug
aqalka-sare-galmudug1

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON