Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa liiska xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya oo sida rasmig ah loo ansixiyay.
Liiskan waxaa ka dhex muuqda 11-ka xubnood ee la laalay oo calaamad la mariyay, iyadoo uu ka kooban yahay ku dhowaad 290 xildhibaan oo labada aqal ah oo guddiya doorashada uu shaaciyey 21 Disembar 2016.