Tuesday, June 24, 2025

AKHRISO: Maamul Goboleedyada oo u Jawaabay Aqalka Sare & C/weli Gaas oo weli haya xilka Guddoomiyaha GIDG

Qoraal kasoo baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa lagu soo dhoweeyay isku dayga Aqalka Sare ay ku doonayaan inay xalinayaan khilaafka Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada.

Qoraalka waxaa ku saxiixanaa madaxweynaha Puntland, waxaana muuqata inaan weli xilkaasi lagu wareejin madaxweynaha K/Galbeed oo xilkaasi loogu magacaabay shirkii Garowe, taasoo aan la ogeyn sababta ka danbeysa.

Waxa qoraalka C/weli Gaas ku cad in Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada ay soo magacaabaan xubno wasiiro ah oo Aqalka Sare ka sugayo  si ay lo bilaabo wadahadalka labada dhinac.

Waxaa xusid mudan in qoraaadii hore ee maamul Goboleedyada ay ahaayeen kuwo aan cidna ku saxiixneyn oo kaliya wata astaan.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON