Tuesday, June 24, 2025

Akhriso: Magacyada dadkii ku dhintay & kuwii ku dhaawacmay Weerarkii Alshabab ee Maka Almukarama

Iyadoo qasaare weyn oo dhimasho iyo dhaawac leh uu dhaliyey weerarkii Qaraxa ku bilowday ee 28-kii Febraayo ka dhacay Wadadda Maka Almukarama ayaa waxaa la shaaciyey inta badan magacyada dadkii waxyeellada kasoo gaartay.

Hay’adda Aamin ee gargaraaka degdega ah ayaa shaacisey magacyada dadka dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkaasi ee la geeyay isbitaallada magaalada, waxaana tirada la shaaciyey ay tahay 14 dhimasho ah iyo 124 dhaawac ah, inkastoo qasaaruhu intaas ka badan yahay.

DHIMASHADA

  1. Cabdullaahi Maxamed Yuusuf (Dhimasho)
  2. Abdulahi Maxamed Yuusuf (Dhimasho)
  3. Abdisalan CabdibDiiriye (Dhimasho)
  4. Mohamed Shiiq Cidmaan (Dhimasho)
  5. Abdirihin Cali Cismaciil (Dhimasho)
  6. Abdisamad Gurey Saleebaan (Dhimasho)
  7. Cismaciil Aadan Cismaan (Dhimasho)
  8. Abdihakin Cali Doob (Dhimasho)
  9. Leylo Xasan Cismaan (Dhimasho)
  10. Cismaan Ibraahin Caalin (Dhimasho)
  11. Xuseen (Dhimasho)
  12. Ahmed Abuukar Cumar (Dhimasho)
  13. Maxamed Shiiq (Dhimasho)
  14. A/Casiis Axmed Abuukar Cumar (Dhimasho)

DHAAWACA

  1. Cabdullaahi Aadan
  2. Maxamed Axmed
  3. Fardowso Cismaan
  4. Nasteexo Daahir
  5. Qadar Maxamed Siciid
  6. Cabdulqaadir Axmed Cismaan
  7. Raxmo Shiiq Siciid Shiq Cabdi Yare
  8. Siciid C.salaam
  9. Cabdiqani Cismaan
  10. Axmed C.risaaq
  11. Axmed Xaashi
  12. Deeqo Daahir
  13. Cismaan Ibraahi
  14. Da Cali
  15. Guuleed Ibraahin Cilmi
  16. Faarax Nuir
  17. Cabdikariin Xuseen
  18. Deeqo Maxamuud
  19. Najmo Aweys
  20. Cawil Aadan
  21. Abuukar Macali
  22. Cabdiqaadir Xasan
  23. Cabkariin Faarax
  24. Qeys Muxiyadiin
  25. Mustaf Ibraahin Mustaf
  26. Cali Maxamed Maxamuud
  27. Cali C.qaadir Axmed
  28. Cali C.nuur Shariif
  29. Maxmed C.qaadir
  30. Maxamed Abukar Askar
  31. Dhaqane Rooble
  32. Maxamed Maxamuud Siciid
  33. Ibraahin Maxamed Yuusuf
  34. Cabdulaahi Faarax Maxamed
  35. Cabdiraxmaan Cali Xersi
  36. Cabdinuur Cismaciil
  37. AbuukarbCalo Maxamed
  38. Maxamed Maxamuud Cali
  39. Maryan Muriidi Cismaan.
  40. Ali Ibraahin Maxamed
  41. Xuseen Maxamed Maxamuud
  42. Axmed Maxamed Jimcaale
  43. Yoonis Cabdishakuur Cali
  44. Dhaqane Rooble Xalane
  45. Xuseen Muuse Mayow
  46. Maxamed Munye Xaaji
  47. Mahdi Maxamed Axmed
  48. Abdulahi Faarax Maxamed
  49. Dalamar Siciid
  50. Najiib Xuseen Axmed
  51. Ibraahin Maxamed Yuusuf
  52. Siciid Abdirahman Adan
  53. Faadumo Cali Xersi
  54. Cabdi siyaad
  55. Maryan Cabdi Cismaan
  56. Abdirahman Dhaqane
  57. Sharmaarke Maxamed
  58. Yuusuf Macali Maxamed
  59. Xuseen Isaaq Xasan
  60. Cismaciil Maxamed Ibraahin
  61. Faadumo Xasan Yuusuf
  62. Leylon Salaad Calasow.
  63. Maxamed Xersi Iidle
  64. Xaliimo Maxamed Dhaqane
  65. Ibraahin Maxamed xuseen
  66. Cismaan Maxamed Yusuf
  67. Ciise Xqsqn amaxamed
  68. Liibaan Cabdi Siyaad
  69. Maxamed C.laahi
  70. Mustaf Maxamed
  71. Abdulahi Mire
  72. Shame Qadar Cabdi Daahir
  73. Salaad
  74. Maxamed Axmed Kulmiye
  75. Deeqow
  76. Iidle
  77. Ayuub
  78. Cabdi yare
  79. Cali
  80. Abanuir Daarushifa
  81. Abdulahi mire Cismaan
  82. Caqilo Cabdulahi Bile
  83. Maxamed Siciid Saleebaan
  84. Cismaan Cali Aadan
  85. Aadan Axmed Farax
  86. Muqtaar Shiq Cali Amaxamed
  87. Cabdinur Xuseen C.kariin
  88. Bashir Xaaji Maxamed.
  89. Maxamed C.laahi Yuusuf
  90. Maxamuud C.qaadir Nayow
  91. Abdulahi uusuf Muuse
  92. Axmed cali Maxamed
  93. Cabdirashiid aisaaq Eenow
  94. Deeqo Nur Maxamed
  95. Labis Axmed Abtidoon
  96. Deeqo Maxamed Siciid
  97. Cumar Ibraahin Maxamed
  98. Ruqiyo Bishaar C.lahi
  99. Xuseen Muuse Mayow
  100. Xuseen Jabriil Maxamuud
  101. Ruqiyo Muriidi Aweys
  102. Abuukar C.qaadir Aweys
  103. Cadulqaadir Aweys Muriidi
  104. Abuukar C.qaadir Muriidi
  105. Abuukar Cumar Aweys
  106. .Nuur Iimaan Xuseen
  107. Ceyni Maxamed Axmed
  108. shaale Cibaar
  109. Nastexo Yuusuf axasqn
  110. Xuseen Axmed Afrax
  111. imcaale maxamed Tifow
  112. Maxamed Siciid Saleebaan
  113. Cali C.laahi Bile
  114. Maxamed Tashade Xasan
  115. Maxamed Xersi Dhudi
  116. .Xabiibo C.laahi Dirir
  117. Farxaan Aadan Maxamed
  118. Maxamed Rafiiq
  119. Luibaan Cabdi Siyaad
  120. Abdirizaq C.qaadir Raage
  121. Siciid Nuur Faarax
  122. Naciimo Qaliif Salaad Kalkaal
  123. Cumar Axmed Diiriye
  124. Cabdulaahi Xuseen

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON