Tuesday, June 24, 2025

AKHRISO: Magacyada Guddiga fulinta Doorashada Dadban ee Somaliland loo magacaabay

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magaacaabay Guddi fulin oo qaabilsan doorashada dadban ee Somaliland.

Guddigan oo ka kooban 7 xubnood ayaa waxaa ka dhex muuqda siyaasiyiin caan ah, waxaana howshooda ay noqon doontaa mid gaara oo ku saabsan sidii loo soo xuli lahaa xubnaha aqalka sare ee degaanada Somaliland ka soo gelaya oo weli qoondadiisa aan  la ogolaan.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

guddi-somalilandguddi-somaliland1GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON