Monday, November 30, 2020
More

    Akhriso: Magacyada iyo Deegaanada ay kasoo jeedaan Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran dalka Hindiya

    Maamul Goboleedka Puntland ayaa shaacisay magacyada dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran dalka India.

    Agaasimaha La-dagaalanka Burcadbadeeda Puntland Cabdirisaaq M. dirir Ducaysane ayaa usoo bandhigay warbaahinta tirada guud  iyo magacyada ragga lagu eedeynayo inay yihiin burcad badeed Soomaaliya oo ku xiran dalka Hindiya.

    Ad

    Magacyadda dhalinyaradda Soomaalida ah ee ku xiran dalka Hindiya oo tiradoodu ahayd markii horre ilaa 120 ayaa iminka ah 118 ka dib markii ay xabsiga ku dhinteen laba ka mid ah .

    Hoos ka akhriso liiska magacyada

    Tiro Magaca Deegaankiisa
    01 Suleiman Aden Becker Dirirdawa, Ethiopia
    02 Mohamed Ibrahim Mire Mogadishu, Somalia
    03 Abdinur Abdishakur Hussein Adado, Somalia
    04 Muruk Abdulle Farah Ugar Godinlabe, Somalia
    05 Ali Mohamed Ali Adale, Somalia
    06 Abdirizak Mohamud Jama Garowe, Somalia
    07 Badle Hussein Mohamud Hussein Idle Galkio, Somalia
    08 Abdulrizak Holudunadag, Mogadishu
    09 Abdul Isak Ali Mogadishu, Somalia
    10 Hudi Sayed Ahmed Galkaio, Somalia
    11 Noor Badre Mohamud Ali Galkio, Somalia
    12 Mohamud Sayid Yusuf Galkio, Somalia
    13 Mukhtar Aashik Obles Adado, Somalia
    14 Abdi Hasik Ahmed Mogadishu, Somalia
    15 Noor Mahamud Yusuf Mohamud Dhgaxyaweyn, Somalia
    16 AbdirizakMohamed Kadiye Mogadishu, Somalia
    17 Hassan Ali Mohamed Guled Adado, Somalia
    18 Mohamud Abdul Yusuf Roble Bahado, Somalia
    19 Yusuf Hassan Abdi Hussein Kismaio, Somalia
    20 Mohamud Abukar Mohamed Huddur, Somalia
    21 Abdi hashi Hussein Adado, Somalia
    22 SakariaMohamud Ejaha Mogadishu, Somalia
    23 Sayid Aden Mohamed Adado, Somalia
    24 Ahmed Mohamed Hassan Hamaro, Adado, Somalia
    25 Awil Mohamed Warsame Adado, Somalia
    26 Ahmed Hashi Ali Mohamed Mogadishu, Somalia
    27 Dahir Kodab Hashi Barahley, Galkio, Somalia
    28 Ahmed Mushi Jim’ale Mogadishu, Somalia
    29 Noor Ahmed Mohamed Roble Ceel-Huur, Somalia
    30 Hassan Salad Ahmed Mogadishu, Somalia
    31 Mukhtar Yusuf Ali Mogadishu, Somalia
    32 Hassan Yassin Hassan Buur-dhuubo, Somalia
    33 Hassan Jama Yusuf Adado, Somalia
    34 Mohamed Abdi Ali Mogadishu, Somalia
    35 Mohamed Ahmed Mudey Adado, Somalia
    36 Omar Mohamed Ali Mogadishu, Somalia
    37 Dahir Mohamud Ali Dhusamareb, Somalia
    38 Esse Mohamed Idee Buruk, Galgadud, Somalia
    39 Anas Elmi Ali Wargalo, Galkaio, Somalia
    40 Khalid Ano-did Awar Fanshe Wanlaweyn, Somalia
    41 Medrus Ali Mohamed Ceell-dheer, Somalia
    42 Dagade Dahir Arabe Kudbud, Galkio, Somalia
    43 Ali Abdulle Muse Adado, Somalia
    44 Khalif Farah Mohamed Galgadud, Somalia
    45 Ahmed Osman Yusuf Galgadud, Somalia
    46 Osman Derie Haji Galgaduud, Somalia
    47 Sayed Hassan Mohamed Galkio, Somalia
    48 Abdi j Farah Galgadud, Somalia
    49 Noor Abdullahi Sheikh Bulo-burde, Somalia
    50 Farah Hassan Dini Dhusamareb, Somalia
    51 Khalif Abdulkadir Adado, Somalia
    52 Abdiqays Salad Elmi Galgadud, Somalia
    53 Olwe Osoble Ali Afgoye, Somalia
    54 Sayed Mohamed Ibrahim Galgadud, Somalia
    55 Esse Mohamed Derie Galgadud, Somalia
    56 Ahmed Sayed Abdi Mogadishu, Somalia
    57 Duran Mohamed Ali Godinlabe, Somalia
    58 Mukhtar Abdulle Ahmed Adale, Somalia
    59 Liban Dahir Ali Ceel-dheer, Somalia
    60 Sadat Halane Mohamud Mogadishu, Somalia
    61 Mohamed Omar Mohamud Berdale, Somalia
    62 Ibrahim Abdi Noor Harfis, Alleshia, Somalia
    63 Ahsan Afey Mohamud Buloballi, Galkio, Somalia
    64 Mohamed Ali Muse Mogadishu, Somalia
    65 Atoor Bashir Barre Bur-Salah, Somalia
    66 Hiraf TimocaddeBoole Dhinowda, Somalia
    67 Ahmed Ali Osman Israac, Galkio, Somalia
    68 Mohamed Abdi Ali Hobyo, Somalia
    69 Ahmed Khalif Mohamed Barodi (Colombo Hotel), Somalia
    70 Shidad Ali Mohamed Israac, Galkio, Somalia
    71 Hurfe habri Noor Israac, Galkio, Somalia
    72 Noor Mohamed Hersi Mogadishu, Somalia
    73 Muhiyadin Hassan Ali Mogadishu, Somalia
    74 Siyad Abdi Ahmed Garsor, Galkio, Somalia
    75 Ahmed Osman Garsor, Galkio, Somalia
    76 Asair Abdi Sudan Afgoye, Somalia
    77 Mohamed Ahmed Ali El-Maca, Mogadishu, Somalia
    78 Abdulaziz Warsame Gele Galkio, Somalia
    79 Mag Mohamed Roble Mogadishu, Somalia
    80 Shugri Dakharre Noor Harardhere, Somalia
    81 Esse Mohamed Dhimbil Mogadishu, Somalia
    82 Qaysar Ahmed Artan Mogadishu, Somalia
    83 Madar Osman Abdi Galkio, Somalia
    84 Mohamed Ali Osman Mogadishu, Somalia
    85 Hassan Derie Gelle Galkio, Somalia
    86 Shafi Guhad Mohamed Galgudud, Somalia
    87 Ali Yusuf Ibrahi Sherbi, Qardho, Somalia
    88 Gudaweyn Abdi Tirik Mogadishu Somalia
    89 Ali Abdi Ahmed Israc, Galkio, Somalia
    90 Abdulnasir Abdulle Mogadishu, Somalia
    91 Abdulla Moallim Hassan Wanlaweyn, Somalia
    92 Teknas Mahmud Sabri Mogadishu, Somalia
    93 Farhan Salad Omar, Mogadishu, Somalia
    94 Faisal Argo Mohamed Mogadishu, Somalia
    95 Sahal Hassan Moallim Mogadishu, Somalia
    96 Mohamed Shire Ahmed Mogadishu, Somalia
    97 Abdulle Hassan Hussein Jawhar, Somalia
    98 Mohamed Ali Hayle Adado, Somalia
    99 Ali Khoble Afrah Jawhar, Somalia
    100 Noor Mohamed Salad Mogadishu, Somalia
    101 Hassan Siddu Alin Adale, Somalia
    102 Ahmed Hassan Alin Mogadishu, Somalia
    103 Musse Ahmed Abdulrahman Kismaio, Somalia
    104 Ali Osman Abtidoon Mogadishu, Somalia
    105 Abdurahman Abduwahid Musse Adado, Somalia
    106 Osman Salad Eid Biyo-kulule, Bosaso, Somalia
    107 Khalif Farah Aden Grsor, Galkio, Somalia
    108 Abdirizak Bashir Hilelo Israac, Galkio, Somalia
    109 Mohamed Ali Mohamed Wardher, Ethiopia
    110 Habib Mohamud Farah Qandala, Somalia
    111 Bon John Ali Eastliegh, Nairobi, Kenya
    112 Mohamed Abdullahi Hassan Abud-Waq, Somalia
    113 Aways Artan Mohamed Garacad, Jariban, Somalia
    114 Yassin Jama Derie Galadi, Warder, Ethiopia
    115 Ahmed Abdi Hassan New Hargeisa, Somaliland
    116 Mohamed Abdullahi Barre Israac, Galkio, Somalia
    117 Bashir Omar Mohamed Bosaso, Somalia
    118 Farah Jama Farah Garowe, Somalia
    119 Abshir Abdi Hussein Garowe, Somalia
    120 Rage Abdirizak Abdille Wardher, Ethiopia
    Warar Xul ah

    NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

    151,577FansLike
    2,187FollowersFollow
    5,703FollowersFollow
    151,577FansLike
    2,187FollowersFollow
    5,703FollowersFollow

    TOP NEWS

    Abiy Ahmed oo bixiyey Sir ku saabsan sidii ay Tigreega afduubka ugu heysteen Itoobiya iyo halistii ay geliyeen isaga

    Ra'iisal wasaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa bixiyey xog badan iyo sir ku saabsan sida madaxdii Tigreega ay afduubka ugu heysteen maamulka dowladda Itoobiya, ayna...

    XOG: Qoorqoor go’aan culus ka qaatay Doorashada 2020/2021 iyo Musharixiinta Mucaaradka oo kulankii..

    Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa go'aan culus ka qaatay Doorashada 2020/2021, kadib arkii uu iska dhega tiray cadaadis ay saareen Siyaasiyiinta,...

    Wakiilada Beesha Caalamka oo Garowe u tegay xalinta Muranka ka taagan Doorashooyinka Federaalka

    Wafdi ka socda Wakiilada Beesha Caalamka ayaa maanta tegay magaalada Garowe, iyagoo la sheegay inay xal u raadinayaa muranka hareeyay Doorashda Soomaaliya. Wafdiga tegay Garowe...

    Midowga Musharixiinta oo Muqdisho Shir degdeg yeelanaya iyo Xaalado soo kordhay oo looga hadlayo..

    Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Musharaxiinta xilka Madaxweynaha uu goor dhow shir degdeg uga furmi doono caasimadda. Shirkan oo qabanqaabadiisa ay...

    Macalinkii Alshabaab-ka noqday ee Ilka-case iyo xubno kale oo Toogasho ah lagu fuliyey (Akhriso dadkii uu dilay)

    Waxaa saaka Dil toogasho ah ku fuliyay Maxamed Xaaji Axmed oo (Macalin Ilkacase) iyo laba Xubnood oo kale oo ka tirsanaa Al-Shabaab oo...

    Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo shaaciyey inay qabsadeen Caasimadda Tigray, lana raadinayo Madaxtii TPLF

    Ciidamada Itoobiya ayaa sheegay inay qabsadeen caasimadda Gobolka Tigray ee Makelle, kadib dagaal culus oo ka dhacay. Taliyaha ciidamada Itoobiya General Berhanu Jula ayaa shaaciyay...

    Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda oo xilka la wareegay. “Waxaan codsanayaa in xoogaa la ii daayo meesha..”

    Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed C/risaaq Maxamuud ayaa maanta xilka kala wareegay wasiirkii hore Axmed Ciise Cawad. Xaflad ka dhacday xarunta Wasaaradda Arrimaha...

    WARARKA UGU SHIDAN

    error: Content is protected !!