Thursday, January 21, 2021

SAWIRRO: Alshabaab oo soo bandhigtay Gaadiid dagaal iyo askar ka goostay ciidamada Dowladda

Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay gaadiid dagaal iyo askar ka goosatay ciidamada dowladda Soomaaliya.

Gaari kuwa dagaalka ag oo uu saaran yahay Qori Dhashiike ah ayay Al-Shabaab ku soo bandhigeen degaanka Kuunya-barrow ee Shabeelaha hoose, waxaana isu soo baxay dadweyne fara badan oo usoo daawasho tegay bandhigga

Ad

Askarta la gooastay gaariga ee goobta la keenay ayaa ahaa laba askari oo dhalinyaro ah, waxaana wejiyadoodaka muuqday murugo.

DAAWO SWIRRO

gaari-dagaal1-110-29-16-15-13-12-1

GOOBJOOGE.COM

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

153,632FansLike
2,316FollowersFollow
5,729FollowersFollow
153,632FansLike
2,316FollowersFollow
5,729FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

WARARKA UGU SHIDAN

error: Content is protected !!