Monday, July 14, 2025

AKHRISO: Magacyada mas’uuliyiin iyo Saraakiil ku dhintay Qaraxyadii Muqdisho

Dad kala duwan ayaa ku dhintay qaraxii maanta ka dhacay magaalaada Muqdisho oo lala beegsaday Hotelka Naasahablood 2 ee Muqdisho.

Waxaa la xaqiijiyay Allaha u naxariistee inay ku geeriyoodeen Ex. Xildhibaan Cabdinaasir Gaarane oo soo noqday wasiir ku xigeen iyo taliyihii saldhiga Booliiska degmada Deyniile Maxamed Yuusuf Nuur (Fanax Xagaleey).

Warar kale ayaa sheegaya inuu ku dhaawacmay Wasiirka Amniga ee Maamulka Koonur Galbeed Madoobe Nuunow iyo xubno kale iyadoo mas’uuliyiin kale ku xayiran yihiin hotelka oo dagaal ku dhex marayo gudaha hotelka.

Ex. Xildhibaan Cabdinaasir Gaarane Maxamed
Ex. Xildhibaan Cabdinaasir Gaarane Maxamed
Taliyihii saldhiga Booliiska degmada Deyniile Maxamed Yuusuf Nuur (Fanax Xagaleey).

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON