Sunday, June 22, 2025

Akhriso: Magacyada Musharaxiinta isu sharxay Guddoonka Golaha shacabka Baarlamaanka 11aad

Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ayaa si dardar leh ku wada diiwaan gelinta musharixiinta u tartamaya guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Federaalka Soomaaliya.

Golaha Shacabka oo tartanka loo galayo xilalka guddoonkiisa uu adag yahay ayaa waxaa maalintii ugu horeysay shahadooyinka musharaxnimada qaatay musharixiin badan oo u taagan saddexda xil ee guddoomiyaha, guddoomiye ku xigeenka koowaad iyo guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare.

Kursiga ugu musharixiinta badan ayaa noqday kursiga Guddoomiyaha oo xiiso gaara leh iyo Guddoomiye ku xigeenka koowaad oo Beesha Shanaad ay leedahay, kaasoo aan la saadaalin karin.

Ad

HOOS KA AKHRISO LIISKA MUSHARXIINTA

Xilka Guddoomiyaha Golaha shacabka

1- Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe

- Advertisement -

2- Xildhibaan C/laahi Aadan Axmed Black

3- Xildhibaan Saadaq C/laahi Cabdi

4- Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig

5- Xildhibaan Aadan Maxamed Nur (Saransoor)

- Advertisement -

6- Xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan

7- Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla

8- Xildhibaan Xasan Cabdi Nuur

Guddoomiye kuxigeenka koowaad

1- Maxamed Cumar (Caananuug)

2- Xildhibaan Sacdiya Xaaji Yaasiin Samatar

3- Xildhibaan Maxamed Cumar Ceymooy

4- Xildhibaan C/kariin Cabdoow Xayder

5- Xildhibaan Abdirahmaan Abdikadir Adde

6- Xildhibaan Mohamed Nuur Abubakar ( Sharif Mustaf)

7- Xildhibaan. Mohamud Abdikadir Haaji (jeego)

8- Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye

9- Xildhibaan Saciid Maxamuud Maxamed Xeyd

10- Xildhibaan Maxamed cabdalla Axmed

Guddoomiye ku xigeenka labaad

1- Xildhibaan C/llaahi Cumar Abshir (Abshiroow)

2- Xildhibaan Mahad Cabdalla Cawad

3- Xildhibaan Saciid Maxamed cali

4- Xildhibaan Dr. Axmed Aadan Axmed

5- Xildhibaan Asad Abdirisak Mohamed

6- Xildhibaan muxamad Hussein Abukar (Gaaraxo)

7- Xildhibaan Ayuub Ismaaciil Yuusuf

Berri ayaa la filayaa in Musharixiintii ugu danbeeyay ay isu diiwaan geliyaan Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad oo la dooran doono 27-ka bishan April 2022.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON