Waxaa maanta Muqdisho ka bilowday Doorashada xubnaha Aqalka sare ee ka soo jeed Somaliland, iyadoo ay u tartamayaan lix kursi.
Lixda kursi ee ka mida xubnaha Aqalka sare ee loo qoondeeyay Somaliland waxaa u taagan musharixiin gaareysa 15 oo kasoo jeeda beelaha dega Somaliland.
HOOS KA AKHRI LIISKA MUSHARIXIINTA