Monday, June 23, 2025

Akhriso: Magacyada Musharixiinta maanta ku tartamaya xildhibaanada Aqalka hoose ee Somaliland

Waxaa magaalada Muqdisho maanta dib uga bilaabaneysa Doorashada Xubnaha Aqalka hoose ee Somaliland.

Wxaa a shaacitat in maabta la dooranayo Saddex Kursi oo ka mida 11-ka kursi ee qorsheysan in la doorto, waxaana Kursiga koowaad ku tartamaya Musharaxiinta kala ah:

  1. Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan
  2. Caasha Aadan Yuusuf.
  3. Qaasim Ismaaciil Axmed.
  4. Ismaaciil Xasan Jaamac.

Kursiga Labaad Cidda ku Tartamaya:

  1. Ridwaan Xersi Maxamed
  2. Baarliin Xasan Qalinle.
  3. C/fataax Ismaaciil Daahir.
  4. Shukri Faarax Cilmi.

Kursiga Saddexaad Cidda ku tartamaya:

  1. Faadumo Cusmaan Nuur.
  2. Muuse Ismaaciil Jaamac.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON