Guddiga Gaarka ah ee fulinta Doorashada Somaliland ayaa soo saaray sida gobollada Waqooyi loogu qeybiyay xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Guddiga ayaa si buuxda beelaha Waqooyi ugu qeybiyay 11-ka xubnood ee Aqalka sare oo loo qoondeeyay Somaliland xilli magaalada Muqdisho uu ka socdo shirkii Madasha, kaasoo xal loogu raadinayo Puntland oo dooneysa inay xubno ka hesho xubnaha Somaliland.
Hoos ka akhriso qaabka Xubnaha Aqalka Sare loogu qeybiyay beelaha Waqooyi:
Goobjooge.com