Waxaa soo gabagaboobay isdiiwaangelinta musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ee Doorashada 2017, waxaana isu sharxay 24 musharax oo xilkan u taagan.
Musharixiinta ayaa ka soo jeeda beelaha Hawiye iyo Daarood oo aalaaba xilkan isku garbiya, waxayna beelaha ay ka soo jeedaan kala yihiin sida soo socota:
MUSHARAXIIITNTA HAWIYE
Muddulood
1 – Xasan Sheekh Maxamuud – Abgaal/Waceysle
2 – Jabriil Ibraahim Cabdulle – Abgaal/Waceysle
3 – Caddow Cali Gees – Abgaal/Waceysle
4 – Cabdullahi Cali Xasan – Abgaal/Waceysle
5 – Shariif Sheekh Axmed – Abgaal/Agoonyar
6 – Cabdulqaadir Cosoble Cali – W Abgaal/arsangeli
7 – Bashiir Raage Shiiraar – Abgaal/Warsangeli
8 – Maxamed Cali Ameeriko – Abgaal/Wacbuudhan- Reer Mataan
9 – Maxamuud Axmed Nuur Tarsan – Mudulood/Ujeejeen
Habar-Gidir
1 – C/raxmaan C/Shakuur Warsame – Habargidir/Cayr
2 – Maxamed Maxamuud Culusow – HabargidirCayr
3 – Saciid Ciise Maxamuud – HabargidirCayr
4 – Cabdinaasir Maxamed Cabdulle – HabargidirSacad
DAAROOD
Majeerteen
1 – Cumar C/rashiid Sharmaarke – Cusmaan Maxamuud
2 – C/raxmaan Maxamed Faroole – Ciise Maxamuud
3 – Cali Xaaji Warsame – Cumar Maxamuud
4 – Saciid Cabdullahi Dani – Cusmaan Maxamuud
5 – Xaaji Maxamed Yaasiin Ismaaciil
6 – Maxamed Cabdirisaaq
Mareexaan
1 – Maxamed Cabdullahi Farmaajo – Reer Diini
Ogaadeen
1 – Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi
Leelkase
Zakariye Maxamed Xaaji Cabdi
———-
Axmed Maxamed Cabdi
Maxamed Axmed Jabarti