Sunday, July 13, 2025

Akhriso: Magacyada Odayaasha soo xulaya 6 Kursi oo lagu dooranayo Magaalada Jowhar

Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Hirshabelle aaay shaaciyey magacyada odoyaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada 6 kursi oo ah kuwii ugu horeeyay ee lagu dooranayo Magaalada Jowhar.

Guddigan ayaa ka kooban 3 oday iyo laba xubnood oo ururrada bulshada ka socda kursi kasta, waxaana doorashda lixda kursi ee Golaha shacabka lagu qabanayaa magaalada Jowhar.

Tirsiga lixda kursi ayaa kala ah:

HOP005
HOP033
HOP052
HOP088
HOP097
HOP098

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON