Tuesday, July 15, 2025

AKHRISO: Magacyada qeybta labaad ee xildhibaanada lagu doortay Magaalada Kismaayo

Qeybtii labaad ee doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaan Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacday magaalada Kismaayo.

Doorashada maanta waxay ergada la soo xulay ku soo doorteen lix xildhibaan oo cusub, oo uu ka dhex muuqdo C/raxmaan Kulmiye Xasan oo hore uga tirsanaa wasiiru dowleyaasha xukuumadda Soomaaliya.

kismaayo2Halkaan Hoose ka Aqriso Xildhibaanada Maanta la doortay:

  1. C/raxmaan Kulmiye Xasan……….………38 votes
  2. Sheekh Nuur Maxamed Xasan…..………51 votes
  3. Farxiya Xasan Axmed……………………….38 votes
  4. Sacdiyo Cabdullaahi Muuse…………….…31 votes
  5. Axmed Cismaan Ibraahim…………………49 votes
  6. C/qaadir Sheekh Cali………………………..50 votes

Guddiga doorashada ayaa sheegay in Doorashada xildhibaanada ay sii socon doonto maalinta Beri oo la dooran doono Xildhibaano kale.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON