Monday, July 14, 2025

Akhriso: Magacyada xildhibaanada maanta lagu doortay Muqdisho & beelaha ay ka soo jeedaan

Doorashadii xildhibaanada Aqalka hoose ee ka soo jeeda Gobollada Waqooyi ee Somaliland ayaa maanta dib ugu bilowday magaalada Muqdisho.

Xildhibaanada la doortay iyo beelaha ay ka soo jeedaan waxay kala yihiin:

Kursiga Beesha Carab/Cabdale Carab ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka waxaa ku guuleystay Muuse Ismaaciil waxaa oo helay 48 cod.

Kursiga Beesha Garxajis/Isxaaq Care ee Golaha Shacabka waxaa ku guuleysatay Fowsiya Yuusuf Xaaji oo helay 45 cod.

Kursiga Beesha Garxajis/Cabdalla Ismaaciil ee Golaha Shacabka Cabdifataax Ismaaciil Daahir oo helay 46 cod.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON