Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa Mooshin ka geeyay xildhibaanada laga reebay Baarlamaanka ee dib loo dooranayo.
Mooshinkan ayaa ku saabsan in la cafiyo, lana fasaxo xildhibaanada laga joojiyay inay ka mid noqdaan Baarlamaanka, waxayna ka mid ahaayeen 11 xildhibaan oo ay laaleen Guddigii xalinta khilaafaadka, kadibna 7 ka mida ay cafiyeen Madasha Qaran, iyagoo xubin kale ku soo daray xildhibaanada dib dooranayo.
Mooshinkan oo ah kii ugu horeeyay ee Baaralmaanka cusub la hor geeyo, waxaana ololaha wada xildhibaanada ka soo jeeda ee lagu doortay magaalada Baydhaba.
AKHRISO MAGACYADA WADA MOOSHINKA:-
- Maxamed Xusen Isaaq Afaraale
- Maxamed Mursal Maxamuud Boorow
- Axamed Xaaji Maxamed
- Maxamed Ali Huseen
- Abdi kariim Moalim Hasaan
- Adan Ali Idiris
- Mohamed Bakar
- Abdullahi Abadi
- Yacquub Ali Mohamed
- Daahir Cabdi Cabdullaahi
- Khaliif Sheekh cabdullahi
- Cusmaan Kibax Abrali
- Sheekh Aadan Maxamed
- Axmed Mayow Cabdulle
- Axmed Xasan
- Xasan Cali
- Mohamed Ahmed Garweyne
- Xasan Cabdullahi Siraaji
- Ibrahim Isaaq Yarow
- Mohamed Ahmed
- Hassan Moalim Huseen
- Maxamed Mursal
- Shariif Sheekhunaa maye
- Hamza Saciid Hmza
- Cabadiaziiz Hassan Mohamed
- Mohamed Bona
- Xuseen Maxamed
- Maxamed Macalin yaxye
- Iman Cabdulaahi Ali
- Zamzam Ibraahim
- Fowziya Mohamed
- Hani Abdullahi Adan
- Raabaco Abdullahi Nuur
- Maryan Macalim Isaaq
- Haniifa Mohamed Ibraahim
- Timiro Maxamed Cali
- Deeqo Xuseen Xasan
- Nadiifo Aadan Isaaq
- Macalim Aadan
- Ali Abdi Osmaan
- Aamina Hasan Ali
- Jawaahir Abuukar Abdi
- Axmed Abdixafiid Mohamed
- Sandheere Maxamed Iftin
- Idiris Abow
- Safiyo Xasan Nuur
- Maxamaed Isaaq Cismaan Fanax
- Ilyaas Cali Xasan
- Sayid Cali C/qaadir
- Xasan Cabdi Nuur
- Cali Aadan Xuseen
- Isaaq Maxamed Maxamuud
- Maxamuud Cali Maxamed
- Cadow Ibraahim Dhabow
- C/qaadir M. Osobow
- C/laahi Cali Maxamuud
- Iftiin Xasan Imaan
- Cali Osman Hirsi
- Cabdi Cali Xasan
- Sagaar Ibraahim Cabdalla
- Cabdullaahi Cumar Abshirow
- C/laahi Rooble
- Maryan Aweys Jaamac
- Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim Maxamuud
- Sahro Xaaju Xuseen