Monday, July 7, 2025

AKHRISO: Magacyada Xildhibaanno cusub oo maanta lagu doortay Magaalada Muqdisho

Doorashada Xildhibaanada Aqalka hoose ee beelaha Waqooyi ayaa maanta dib uga bilaabatay magaalada Muqdisho.

Waxaa maanta la qorsheeyay in la doorto 11 kursi oo ka mida kuraasta loo qoondeeyay Somaliland, waxaana ilaa iminka la doortay:

kursiga beesha Sacad Yonis: Waxaa ku guuleystay Faadumo Ismail heshay 47 cod.

Kursiga beesha Ciise, jufada Horoone: waxaa ku guuleystay Cismaan Cilmi Boqore oo helay helay 25 cod.

Kursiga Beesha Sacad Yoonis: oo wareegii labaad la isla gaaray waxaa ku guuleystay Ismail Abdirahman Bashir oo helay 33 cod.

Kursiga Beesha Ciise, jufada Furlabe: waxaa ku guuleysatay Khadra Maxamed Tukaale oo heshay 25 cod.

Beesha Maxamed Abokor: Waxaa ku guuleysatay Suuri Diriye Arab oo heshay 38 cod.

 

LA SOCO XUBNO KALE….

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON