Monday, July 7, 2025

AKHRISO: Mooshinka Xil ka Qaadista Xukuumadda Kheyre & Qodobadda loo cuskaday

Mooshin kalsooni kala noqosho xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Keyre ayay diyaariyeen qaar ka mida xildhibaanada Golaha Shacabka.

Mooshinka oo saxiixiisa uu socdo ayaa u qoran xil ka qaadis iyo kalsooni kala noqosho xukuumadda Xasan Cali Kheyre, waxaana lagu soo eedeeyay inay xukuumadda ku dhacday khiyaano Qaran, iyadoo loo cuskaday inay muwaadin Soomaaliyeed ku wareejisay dowlad Shisheeye.

XIldhibaano diyaariynaya Mooshin looga horjeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

Mooshinka oo ah mid culus ayaa la sheega in ku dhowaan 50 xildhibaan ay saxiixeen ilaa iminka, laguna wado in gacanta loo geliyo gudoonka Baarlamaanka, isla caawa, waxaana socda kulamo xiriir ah oo ku saabsan ololaha cusub ee lagu furay xukuumadda Kheyre.

HOOS KA AKHRI QEYB KA MIDA QORAALKA MOOSHINKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON