Xildhibanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u gudbiyey guddoonka Baarlamaanka Mooshin soo-jeedin ah oo ay ku dalbanayaan in baarlamaanku ka doodo heshiisyo uu madaxweyne Farmaajo la galay dalal shisheeye.
Heshiisyada ay sheegeen xildhibaannada ayaa waxaa ka mida heshiiska saddex geesoodka ah ee Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea, kaasoo aanay wax badan laga ogeyn, isla markaana ay sheegeen inuu yahay mid shaki weyn ku jiro.
HOOS KA AKHRISO MOOSHINKA & XILDHIBAANADA SAXIIXAY