Tuesday, July 15, 2025

AKHRISO: Musharixiinta Aqalka hoose ee maanta lagu dooranayo Cadaado & Beelaha ay kasoo jeedaan

Magaalada Cadaado maanta oo Arbaco ah 16-ka Novembar 2016 waxaa ka dhici doonta sida la qorsheeyay doorashada 9 kursi oo ka mida beelaha ka soo jeeda Galmudug.

Doorashada ayaa dhaceysa, iyadoo xaalad kacsan iyo olole aan hore loo arag oo lacago badan lagu isku weydaarsaday uu ka dhacay magaalada Cadaado oo ku jira waqtigii ugu mashquulka badnaa.

MAGACYADA MUSHARIXIINTA, BEELAHA AY KASOO JEEDAAN IYO  KURAASTA LAGU LOOLAMAYO HOOS KA AKHRISO:

Kursiga 1aad Beesha Abgaal/Waceysle/Cali Gaaf.
Waxaa ku tartami Doona:
1. Eng. Cabdullaahi Cali Xasan
2. Saadaq C/kariin Xaajii Ibraahim
3. Fowsiya Xasan Abuukar

Kursiga 2aad Beesha Abgaal/Waceysle/Marooyin
Waxaa ku tartami Doona:
1. Axmed Yuusuf Guuleed
2. Cabdullaahi Cali Axmed

Kursiga 3aad Beesha Murusade/Habar ceyno (1)
Waxaa ku tartami Doona:
1. Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow
2. Axmed Mukhtaar Maxamuud

Kursiga 4aad Beesha Murusade/Habar ceyno (2)
Waxaa ku tartami Doona:
1. Maxamed Maxamuud Guurre
2. Sakariye Maxamed Cosoble
3. Cabdiqaadir Nuur Carraale
4. Cabdiqaadir Gaafow Maxamuud

Kursiga 5aad Beesha Murusade/Habar Adile
Waxaa ku tartami Doona:
1. Xuseen Qaasim Yuusuf
2. Shire Macalin Gaab

Kurisga 6aad Beesha Murusade/Sabti/Abakar
Waxaa ku tartami Doona:
1. Xasan Macalin Maxamuud
2. Cabdiqaadir Xuseen Maxamuud
3. Cabdifataax Cali Xasan

Kursiga 7aad Beesha Duduble/ Maxamed Camal
Waxaa ku tartami Doona:
1. Bootaan Ciise Caalin
2. Maxamed Cilmi AFrax
3. Cabdule Faarax Xersi
4. Cali Sheekh Yaasiin Geedi

Kursiga 8aad Beesha Duduble/Awradeen
Waxaa ku tartami Doona:
1. Maxamed Cabdulle Faarax Geesey
2. Maxamed Axmed Xaashi Qoslaaye

Kursiga 9aad Beesha Saruur/Cumar ibraahim
Waxaa ku tartami Doona:
1. Cawil Maxamed Siyaad
2. Xaawo-Kiin Maxamed Cali
3. Xersi Aadan Rooble

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON