Monday, June 23, 2025

AKHRISO: Natiijada rasmiga ah ee codeyntii Guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka

Doorashadii Guddoomiye ku xigeenada koowaad iyo ayaa lagu  ka baxay  goor dhoweyd iyadoo ay  ku kala guuleysteen C/weli Sheekh Ibraahim Muudey iyo Mahad Cabdalla Cawad.

Guddoomiye ku xigeenka koowaad waxay codadka rasmiga ah ee lagu dhawaaqay u kala heleen:

C/weli Sheekh Ibraahim Muudey: 164 Cod

Faarax Sheekh C/qaadir: 93 Cod

Guddoomiye ku xigeenka koowaad waxaa noqday C/weli Ibraahim Muudey oo hore xilkan oo kale uga soo qabtay dowladii KMG ahayd ee labada Shariif.

Gudoomiye ku xigeenka labaad waxay natiijadii noqotay:

Mahad Cabdalla Cawad      171 Cod

C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi  88 Cod

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON