Thursday, July 10, 2025

AKHRISO: Qaabka Beelaha Jubaland loogu qeybiyay xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka

Iyadoo ay maanta ku eg tahay waqtiga loo qabtay in maamulada dalka ku soo gudbiyaan liiska musharixiinta Aqalka Sare  ee Baarlamaanka ayaa waxaa soo baxaya qaabka maamulka Juba u qeybiyay 8-da xubnood ee kasoo gaaray Aqalka sare.

Akhriso tirada xubnaha Beesha Daarood ka heleyso Aqalka SareMaamula Jubaland iyo Qaabka Beelaha loogu qeybiyay xubnaha Aqalka Sare:

  1. Beesha Mareexaan: 2
  2. Beesha Kuumade: 2
  3. Beesha Harti: 1
  4. Digil & Mirifle: 1
  5. Coormale: 1
  6. Hawiye: 1

Wararka qaarkood ayaa sheegaya in xubnaha lagu qoray inay u tartamaan kuraasta aqalka sare ay ugu cadcad yihiin:

  1. C/laahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) – Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Jubaland
  2. Prof Maxamed Cabdi (Gaandi), -wasiirkii hore ee Gaashaandhiga dowladdii KMG-
  3. Cabdi Maxamed Tarax – Madaxii Hay’adda Qaxootiga Qaranka ee dowladii Siyaad Barre-.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON