Sunday, July 27, 2025

Akhriso: Shaxda 16-ka Kursi ee yaalla Gobolka Gedo iyo Tirada Beesha Mareexaan ku leedahay

Khilaafka hareeyay degaan doorashada labaad ee Jubbaland iyo Kuraasta Baarlamaanka Federaalka ee taalla Gobolka Gedo waxay lasoo bilowdeen shirarkii Doorashada iyo Heshiiskii Septembar 2020.

Kuraastii la asteeyay Magaalada Garbahaarey waxaa lagu qoray 16 kursi oo halkaas lagu dooran lahaa, laakiin waxaa dhacday inay Dowladii Farmaajo ay ku dagaalanto in xildhibaannada Gedo kasoo baxaya ay iyada soo saarato, taasoo dhalisay in xal loo heli waayo khilaafka Villa Somalia iyo Jubbaland oo ay ka haraan Doorashadii dalka.

Dadka intooda badan waxay u heystaan in dhammaan 16-ka kursi ee Gobolka Gedo ay leeyihiin Beesha Mareexaan, laakiin xaqiiqada waxay tahay 10 kursi ay leedahay Beeshaasi, lixda kursi ee kalena ay leeyihiin beelaha Soomaalida sida Digil/Mirifle iyo Dir.

Hoos ka Akhriso shaxda kuraasta Gobolka Gedo iyo beelaha leh:

BEESHATIRADA XILDHIBAANNADA
Mareexaan10 xildhibaan
Macallin-weyne1 Xildhibaan
Gabaa-weyn1 Xildhibaan
Gasar-Gude1 Xildhibaan
Garre1 Xildhibaan
Gaadsan1 Xildhibaan
Fiqi Muxumed1 Xildhibaan

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON