Monday, June 23, 2025

AKHRISO: Shaxda Beelaha Soomaaliyeed ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka [Yaa badsaday?]

Ugaara Goobjooge.com

Dhismaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa gabagabo ku dhow, iyadoo beelaha Soomaaliyeed iska dhex arkayaan Aqalkan oo ku cusub dalka.

Muuqaalka hore waxaa ka muuqda inay Beesha Shanaad ku dulman tahay Aqalkan oo 1 xubin oo kaliya ay ka heshay, iyo Beesha Daarood oo ugu tiro badan xubnaha ay ka heshay Aqalkaasi.

Muranka ugu danbeeya ayaa ka taagan xubnaha loo qoondeeyay Somaliland oo ah 11 xubnood kuwaasoo odayaasha iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda degaanadaas dood ka qabaan tiradaasi, waxaana lagu heystaa inay 2 xubnood ka siiyaan beelaha Daarood ee dega Somaliland.

Ad

HOOS KA DAAWO SHAXDA

miisaanka-beelaha-aqalka-sare

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON