Friday, July 11, 2025

AKHRISO: Sida Beelaha Soomaaliyeed loogu qeybiyay 18 kursi ee lagu kordhiyay Aqalka Sare

Madasha Qaran ee Soomaalida ayaa dhowaan 18 kursi ku kordhisay xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Xubnahan oo tirada Aqalka sare ka dhigaya 72 kursi ayaa beelaha Soomaalida qeybsadeen iyadoo ay soo magacaabayaan madaxda maamul goboleedyada dalka.

Inkastoo arrintan ay ka hor timid beesha caalamka, isla markaana la hadal hayo in ay diidi doonaan Baarlamaanka cusub, haddana waxaan idinku soo gudbineynaa sida beelaha loogu qeybiyay xubnaha cusub.

HOOS KA AKHRISO SHAXDA

F.G. Maamulka Hirshabeelle qaabka saddexda xubnood loo qeybiyay weli mugdi ayaa ku jira.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON