Monday, July 21, 2025

AKHRISO: Wakiilka Q/Midoobay oo Qoraal Digniin & Hanjabaad xambaarsan u kala diray Musharixiinta xilka Madaxweynaha

Wakiilka Gaarka ah ee xoghayaha Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa qoraal farriin adag xambaarsan u kala diray musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Qoraalka oo musharax kasta si toos ah loogu socodsiiyay ayuu Micheal Keating ku sheegay in musharixii ku kaca falal ka baxsan fal musuq ah ay saameyn ku yeelan doonto dhammaan sharciyadda nidaamka doorashada oo dhan iyo aqoonsiga dowladda cusub ee Soomaaliya.

QORAALKA OO AF INGIRIIS KU QORAN HOOS KA AKHRISO.Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON