Monday, July 14, 2025

AKHRISO: War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Wasiirada Amniga ee Maamul Goboleedyada

Shirkii wasiirada amniga iyo taliyeyaasha ciidamada maamul Goboleedyada ayaa ku soo dhammaaday magaalada Kismaayo ee Jubbaland.

Shirkan aya laga soo saaray 5 qodob oo ay ka mid yihiin in la iska kaashado la-dagaalanka kooxaha Alshabaab iyo Daacish, waxaana shirka oo 5 maalmood ka socday magaalada Kismaayo furay madaxweyne Axmed Madoobe.

Qodobadda kasoo abxay shirkan ayaa  u muuqda kuwo aan waxba soo kordhin, waxaana saameyn weyn ku yeeshay is-casilaadii madaxweynaha K/Galbeed Shariif Xasan.

Image may contain: text

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON