Wednesday, June 25, 2025

Akhriso: War-Murtiyeedka kasoo baxay Shirkii Dhuusamareeb (Arrinta Doorashada oo dib loo dhigay)

War-murtiyeed kasoo baxaya Shirka labaad ee wadatashiga Magaalada Dhuusamareeb oo aan si rasmi ah loo shaacin, balse laga helay mas’uuliuiinta qaarkood ayaa waxaa ku caddeeyay in la qaban doono shir kale oo ka dhacaya isla magaalada Dhuusamareeb.

Ma jiro wax heshiis ah o ka muuqda war-murtiyeedka ka kooban 8-da qodob marka laga reebo inay la isla gartay Doorasho ku dhacda waqtigeeda oo aanu jiri doonin Muddo kororsi, waxaana kaliya lagu kala tegayaa in heshiis laga gaaro arrinta doorashooyinka oo shirku ka furmo 15-ka Ogost 2020.

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON