Wejigii afraaad ee doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose ayaa Maanta lagu soo gabagabeeyay Magaalada Kismaayo.
Waxaa maanta la doortay 5 xildhibaan oo ka mid noqday xildhibaanada aqalka hoose ee Baarlamaanka oo kala ah:
- Aadan Isaaq Cali……..…………..40 Cod
- Maxamed Xasan Idiris………….28 Cod
- Maxamed Aaden Macalim……..29 Cod
- Xaawo Maxamed Aadan…………38 Cod
- Maxamed Cabdi Gaandi……….. 50 Cod
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in maalmaha soo socda la dooran doono xildhibaanada weli harsan.
Goobjooge.com