Sanadkan socda ayaa noqonaya kii ugu badnaa ee qaraxyo lagu dilay dadka Muqdisho, iyadoo warbixin laga soo saaray tirada dadkii ku dhintay qaraxyada Muqdisho.
Dadka ku dhintay sanadkan Muqdisho ee Alshabaab ee qaraxyada iyo weerarrada kala duwan ku dishay aya sare u dhaafay 600 qof, waxaana hadday tiradu mareysaa 643 qof oo dhimasho ah marka lagu daro tirada dadka lagu waayay qarixii Soope.
SHAXDA QARAXYADA & TIRADA DADKA LAGU DILAY HOOS KA AKHRISO
Jan, 2, 2017 (Qarax ismiidaamin 3 qof ayaa ku dhintay)
Jan, 7, 2017 (Qarax dhacay waxa ku dhintay 3 qof)
Jan, 25, 2017 (Qarax gaari 28 qof ayaa ku dhintay)
Feb, 19, 2017 (Qarax is-miidaamin waxa ku dhintay 39 qof)
Mar, 13, 2017 (Qarax gaari waxa ku dhintay 13 qof)
Mar, 21, 2017 (Qarax gaari waxa ku dhintay 5 qof)
April, 4, 2017 (Qarax gaari waxaa ku dhintay 3 qof)
April, 7, 2017 (weerar hoobiye waxa ku dhintay 3 qof)
April, 9, 2017 (Qarax gaari waxaa ku dhintay 15 qof)
May, 8, 2017 (Qarax gaari waxaa ku dhintay 8 qof)
May,25, 2017 (Bambooyin la tuuray waxa ku dhintay 8 qof)
Jun, 2, 2017 (Qarax Miino waxaa ku dhintay 2 qof)
Jun, 15, 2017 (Qarax gaari-weerar piza house waxaa ku dhintay 25 qof)
Jun, 20, 2017 (Qarax ismiidaamin waxa ku dhintay 15 qof)
Jun, 22, 2017 (Qarax gaari waxaa ku dhintay 7 qof)
Jul, 2, 2017 (Qarax Miino waxaa ku dhintay 2 qof)
Jul, 30, 2017 (Qarax gaari waxaa ku dhintay 6 qof)
Aug,4, 2017 (Qarax gaari waxa ku dhintay 1 qof)
Aug, 11, 2017 (Qarax bam waxa ku dhintay 1 qof)
Sep, 10, 2017 (Qarax bam waxaa ku dhintay 6 qof)
sep, 28, 2017 (Qarax gaari waxaa ku dhintay 7 qof)
Oct, 14, 2017 ( Qaraxweyn waxa ku dhintay 358 qof =isu geyn 414 ayaa ku dhintay)
Oct, 22, 2017 (Qarax wado lagu aasay waxa ku dhintay 7 qof)
Oct, 28, 2017 (Qarax-weerar hoteel waxa ku dhintay 23 qof)