Monday, June 23, 2025

Alshabaab oo baahisay Muuqaalka Weerarkii ay ku qabsadeen Balcad & Dagaalkii Ciidamada Brundi [Daawo]

Qeybta Warbaahinta kooxda Alshabab ayaa shaacisay muuqaal laga diyaariyey weerarkii ay Maleshiyada Alshabaab ku qabsaday degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe iyo dagaal dhex maray ciidamada Burundi ee ka dhacay duleedka degmada Balcad.

Weerarka oo dhacay Bishii Maarso ee sanadkan ayaa waxaa muuqaalka laga daawan karaan weerarka culus iyo qasaaraha uu dhaliyey, waxaana ka muuqda maleeshiyada Alshabaab oo la wareegay degamda Balcad iyo Kolonyo ay jidka u galeen.

DAAWO SAWIRRADA

Ad























Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON