Saturday, July 12, 2025

Alshabaab oo Dayaacad yaab leh kasoo saartay Weerarka ay ka wado Hotelka Hayat

Alshabaab ayaa soo saartay war u muuqda Dacaayad iyo marin hahaabin ku saabsan ay ugu talogashay Weerarka ay maleeshiyo ka tirsan habeenkii labaad ka wadaan Hotelka Hayat ee magaalada Muqdisho.

Warbaahinta taageerta Alshabaab ayaa shaacisay war ku saabsan in Dabley ka tirsan Alshabaab oo ka dagaalamayey Hotelka Hayat ay si nabad ah uga baxeen Hotelka, halka qaar kale ay sii wadaan dagaalka, ayna ku jiri doonaan xilliga ugu danbeeya.

Warkan oo cidda laga soo xigtay aan la shaacin ayaa lagu sheegay in dableyda ka baxsatay Hotelka la geeyay meel amni ah oo loo sii diyaariyey, dagaalkana ay si iwadi doonaan dableyda ku harsan Hotelka.

Arrintan ayaa u muuqata dagaal warbaahineed iyo marin habaabinta dadka si loo khaldo waxa ka socda Hotelka Hayat, iyadoo warbaahinta qaarkeed ay ku kedsoomeen sii faafiyaan dacaayadaha Alshabaab.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON