Alshabaab oo Degmada Xarardheere kusoo bandhigtay Odayaashii Galmudug ee Cafiska u doontay [Sawirro]

Alshabaab ayaa Magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug kusoo bandhigtay qeybtii saddexaad Odayaasha Dhaqanka ee soo xulay xildhibaannada Baarlamaanka dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada oo cafis u doontay degaanada Alshabaab, iska diiwaan geliyey.

Qeyta ugu danbeysa ee Odayaasha tiradooda lagu sheegay 90 ayaa lagu soo bandhigay degmada Xarardheere oo ka mida degaanada ay mudadda dheer ka taliyaan Alshabaab ee Gobolka Mudug, waxaana halkaasi muddo uga socday seminaar lagu barayo mowqifka Alshabaab iyo aragtida diineed ee kooxdani aamisan tahay.

Ad

Odayaasha cusub ayaa ka socday degaanada Galmudug waxaana hore odayaal kala duwan loogu soo bandhigay degaanka Buq Aqable ee Gobolka Hiiraan iyo degaan ka tirsan Gobolka Bakool.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

129,498FansLike
1,256FollowersFollow
3,421FollowersFollow

WARARKA UGU SHIDAN

error: Content is protected !!