Alshabaab aya asheegatay dil maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay fuliyeen dabley ku hubeysan bistoolado.
Kooxdan agagaarka Garoonka Stadium Muqdisho, degmada Wardhiigley, ku dilay sarkaal ka tiran ciidamada dowlada oo ay ku sheegeen inuu abaa Kabtan, magaciisana lagu soo gaabiyay Cali Ok.
Sida lagu sheegay warka Al Shabaab kooxdii dilka sarkaalka fulisay ayaa goobta isaga baxsatay, iyadoo aanay weli wax war ah kasoo saarin arrintan.
