Monday, June 23, 2025

Alshabaab oo soo bandhigtay ergadii soo dooratay Prof. Jawaari iyo 76 Oday oo iska diiwaan gelisay [Sawirro]

Alshabaab ayaa mar kale soo bandhigtay odayaal iska diiwaan geliyey degaanadooda iyo ergooyin qaarkood ay soo doorteen Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari).

Xubnahan oo lagu soo bandhigau degaanka Buullo fulaay ayaa tiradooda lagu sheegay 76 qof, waxaana ka mid ahaa Ergooyin kala duwan oo soo doortay xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo munaasabadda lagu soo bandhigay ka sheegay inay towbad keeneen.

Hore ayaa Alshabaab u soo bandhigtay ergadi dooratay xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow, kuwaasoo sheegay in lacag lagu siiyey doorashada oo diyaarad looga qaaday magaalada Muqdisho.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON