Tuesday, July 1, 2025

Alshabaab oo soo bandhigtay Gaadiid Dagaal oo ay ku qabsatay dagaalkii cuslaa ee Bacaadweyn (Sawirro)

Alshabaab ayaa soo bandhigtay hubkii ay ku qabsatay dagaalkii cuslaa ee shalay ay ku qaday degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug, iyadoo sheegtay inay askar badan ku dishay dagalakaasi.

Alshabaab ayaa sheegtay inay dagaalkii Bacaadweyn ku dishay 56 askari oo ay ku jiraan saddex sarkaal, isla markaana ku qabsatay 6 gaari oo kuwa dagaalk ah oo kala ah: Laba Gaari oo qoriga Zuuga saaran yahay, saddex Gaadidka Cabdi Bile-ha oo saaran yihiin Dhashiikayaal iyo QGaari u saaran yahay Qoriga B10.

Dagaalka oo ahaa mid culus ayuu xildhibaan Mahad Salaad sheegay inay ku dhinteen in ka badan 40 ka tirsan ciidamada iyo dadka degaanka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON