Sunday, July 13, 2025

Alshabaab oo soo Bandhigtay Odayaal Soomaaliyeed oo Heshiis la galay una aqoonsaday [Daawo Sawirro]

Ururka Alshabaab ayaa soo bandhigay Odayaal ka socday Beelaha Soomaalida oo seminaar loogu soo gabagabeeyay Gobolka Sh/Hoose, kuwaasoo heshiis “Beyca” dowladnimo ah la galay.

Odayaashan oo muuqaalladooda la shaaciyey ayaa waxaa ballanta ay ugu hoggaansamayaan Alshabaab ka qaaday Sheekh Xuseen Cali Fiidow oo ka mida madaxda sare ee ururka Alshabaab oo muddooyinkan danbe aan la maqlin, balse kasoo muuqday xeritaanka seminaarka.

Odayaasha ayaa ku baaqay in loo midoobay dagaalka lagula jiro ciidamada dalka ku soo duulay iyo dowlada ay taageeaan ee federaalka Soomaaliya, sida hadalka loo dhigay, waxaana arrintan ay ahayd tallaabadii ugu weyneyd ee muddooyinkan Alshabaab u qaado dhinaca siyaasadda.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON